Senator Faroole oo eedeymo culus ku weeraray Mas’uuliyiinta dowlada Somalia

Senaror Cabdiraxmaan Shiikh Max’ed (Faroole) oo horeyna mar u soo noqday Madaxweynaha Puntland ayaa si kulul u weeraray hab dhaqanka xukuumada federaalka Somalia ee ku aadan dowlad goboleedyada. Faroole ayaa kashifay faragelintii ay Madaxtooyada Soomaaliya ku sameysay doorashadii Puntland ee Janaayo 2019, wuxuuna weerar ku qaaday hoggaanka Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ee dowladda Soomaaliya. Isagoo … Continue reading Senator Faroole oo eedeymo culus ku weeraray Mas’uuliyiinta dowlada Somalia